DF Somalia oo ku dhawaaqday canshuur dhaaf loo sameynayo raashiinka dalka la keeno.

Dawladda Soomaaliya ayaa canshuur dhaaf u sameysay cunnada quutul daruuriga, si looga hor tago koror ku yimaada qiimaha maciishada, oo aysan saameyn ku yeelan tallaabooyinka looga hortagayo faafidda Covid19. Raashika canshuur dhaafka loo sameeyay waxaa kamid ah Bariiska iyo timirta oo loo sameeyay canshuur dhaaf dhan 100%, iyo Burka iyo saliidda oo loo sameeyay canshuur … Continue reading DF Somalia oo ku dhawaaqday canshuur dhaaf loo sameynayo raashiinka dalka la keeno.